waxaan ahay wiil somali ah ku nool dalka baxreen waxaan ka shaqeeya shirkada shidaalka ee ku taal baxreen waxaan daganahay guri kaligeey qof ila nool malahan waxaan rajeenaa inaan wehel helo insha allah waxaana jeclahay mustaqbalka inaan noqdo milonare i want to be a milonare future waxaan ka soo jeeda somaliya